Abubakar Al-Baqdadi oo sanado ka dib soo diray fariin Maqal iyo Muuqaal ah

Hogaamiyaha Kooxda Daacish Abubakar Al-Baqdadi ayaa ku goodiyay inay ka aargoosan doonaan ka gadaal markii dib looga saaray dhammaan dhulkii ay ka haysteen wadamada Ciraaq iyo Siiriya. Al-Baqdadi oo magaciisa rasmiga ah uu yahay Ibrahim Awad Ibrahim Ali Al-Badri ayaan la arkin muuqiisa illaa bishii Julay ee sanadkii 2014, waxaana uu imika soo diray muuqaal … Continue reading Abubakar Al-Baqdadi oo sanado ka dib soo diray fariin Maqal iyo Muuqaal ah